Tuesday, March 26th, 2019

Wararka Maanta

Qarax miino oo ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka jubada hoose

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Deegaankan waxaa marayey ciidamo la sheegay ...

More Wararka Maanta News

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Dagaalyahanno Ka tirsan Al:Shabaab.

Washington: Dowladda Mareykanka ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah Xarrakada Alshabaab ee xiriirka dhaw la leh ururka Al-Qaeda xilli madaxweyne Donald Trump uu ...

Akhriso: Duqeyn xalay ka dhacday Gobalka Hiiraan

Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa  ay duqeymo  ka fuliyeen  deegaano ka tirsan gobolka hiiraan  oo ay maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Deegaanada ay duqeynta ka dhacday ayaa ...

Akhriso:-Khasaaraha Ka Dhashay Weeraradii xalay Ka Dhacay caasimadda Muqdisho Oo Sii Kordhay.

Rasaas iyo Qaraxyo ayaa wali laga maqlayaa hoteelka Maka al Mukarama oo xalay fiidkii lagu qaaday weerar is qarxin ah, ka dibna ...

Baadari lagu xujeeyey in uu soo nooleeyo madaxweynihii hore ee K. Africa Nelson mandella awood uu sheegtay darteed!

Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay, mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta "Masiixiyadda sharafta ka riday" kaas ...

Waddooyinka magaalada Muqdisho Oo maanta Xiran .

Waxaa saakay oo Isniin ah xiran inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayo ciidamada dowladda federaalka oo halkaasi u ...

Xiisad Ka Taagan Degmada Baardheere ee G/gedo Iyo Ciidamo La Wareegay Xaruntii Degmada.

Wararka ka imaanaya  magaalada Baardheere ee gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo milatari ah ay la wareegeen xarunta uu ku shaqeynayay maamulka magaalada,Ciidankaan ...

Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geelle (Xaaf)oo ku wajahan Gelinsoor.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo wareysi siiyay warbaahinta  ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan uu ku wajahan yahay deegaanka Gelinsoor ...

Duqeymaha Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya oo la sheegay inay awood dheeraad ah siiyaan Al- shabaab akhriso!

Khubaro dhanka amaanka ah ayaa ka digaya khatarta ka imaan karta duqeymaha joogtada ah ee maraykanku la eegto dagaalyahanada ka tirsan Al-shabaab ee ...

Duulimaadyada dalka Belgium oo si ku meel gaar ah loo hakiye.

Dhammaan duulimaadyada ka baxa ama taga dalka Belgium ayaa maalin dhan la hakiyay ka dib markii ay shaqa joojin sameeyeen shaqaalaha, sida ay ...

 More »

Warsiman TV

DAAWO Cabdulaahi Yuusuf iyo Yuusuf Garaad 

Sababta keentay in uu is-Casilo Shariif ?

Wariye Jamaal Khashoggi 

 Lacag Qarsodi

Mucaaradka Dowladda 

Dilkii 83 Askari

Follow us on Facebook

Youtube