Sunday, May 26th, 2019

News By Daud Osman

Ciidamo weeraray Xarunta Telefishinka Universal ee magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa goor dhow weeraray Xarunta Tv-ga Universal uu ku leeyahay Muqdisho, iyadoo iska hor imaad kooban uu dhex maray ...

Taliska Ciidanka Asluubta Solmaliyeed oo Dayactirya Goobihii Xanaada Agoonta Ciidanka

Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa dalbaday in agoonta ciidanka dib loogu dhiso goobo lagu xanaaneyn jiray sida deegaanka Lafooole ee dowladdii kacaanku dhistay. Gaashaanle ...

Qarax miino oo ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka jubada hoose

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo khasaare ...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Dagaalyahanno Ka tirsan Al:Shabaab.

Washington: Dowladda Mareykanka ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah Xarrakada Alshabaab ee xiriirka dhaw la leh ururka Al-Qaeda xilli madaxweyne Donald Trump uu ...

Akhriso: Duqeyn xalay ka dhacday Gobalka Hiiraan

Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa  ay duqeymo  ka fuliyeen  deegaano ka tirsan gobolka hiiraan  oo ay maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Deegaanada ay duqeynta ka dhacday ayaa ...

Akhriso:-Khasaaraha Ka Dhashay Weeraradii xalay Ka Dhacay caasimadda Muqdisho Oo Sii Kordhay.

Rasaas iyo Qaraxyo ayaa wali laga maqlayaa hoteelka Maka al Mukarama oo xalay fiidkii lagu qaaday weerar is qarxin ah, ka dibna ...

Baadari lagu xujeeyey in uu soo nooleeyo madaxweynihii hore ee K. Africa Nelson mandella awood uu sheegtay darteed!

Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay, mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta "Masiixiyadda sharafta ka riday" kaas ...

Waddooyinka magaalada Muqdisho Oo maanta Xiran .

Waxaa saakay oo Isniin ah xiran inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayo ciidamada dowladda federaalka oo halkaasi u ...

Xiisad Ka Taagan Degmada Baardheere ee G/gedo Iyo Ciidamo La Wareegay Xaruntii Degmada.

Wararka ka imaanaya  magaalada Baardheere ee gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo milatari ah ay la wareegeen xarunta uu ku shaqeynayay maamulka magaalada,Ciidankaan ...

Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geelle (Xaaf)oo ku wajahan Gelinsoor.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo wareysi siiyay warbaahinta  ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan uu ku wajahan yahay deegaanka Gelinsoor ...

 More »

Warsiman TV

DAAWO Cabdulaahi Yuusuf iyo Yuusuf Garaad 

Sababta keentay in uu is-Casilo Shariif ?

Wariye Jamaal Khashoggi 

 Lacag Qarsodi

Mucaaradka Dowladda 

Dilkii 83 Askari

Follow us on Facebook

Youtube