» DHAGEYSO:Muuse Biixi oo looga yeeray Dalka Imaaraadka Carabta?
Monday, June 18th, 2018

DHAGEYSO:Muuse Biixi oo looga yeeray Dalka Imaaraadka Carabta?

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkiisii u horeeyay ku tagaya Wadanka Isu Tagga Imaaraadka Carabta oo uu marti qaad ka helay.

Madaxweyne Biixi, oo aan saxaafadda la hadlin markii uu dhoofayay, ayaa waxa safarkaasi ku wehelinayay shan wasiir oo kala ah, wasiirrada arrimaha dibedda, Qorshaynta, Ciyaaraha, Arrimaha Distoorka iyo Biyaha; iyo sidoo kale, guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe.

Socdaalka madaxweyne Muuse Biixi waxa uu imanaya xilli Dowladda Federaalka Soomaliya ay kasoo horjeysatay heshiiska Maamulka Somaliland, Dowladda Imaaraadka iyo Itoobiya ka gaareen Dhismaha dekedda Berbera.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar