» DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo”Dalka Waxaa Ku Soo Duulay Cadaw Shisheeye Oo Nabada Diidan”
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo”Dalka Waxaa Ku Soo Duulay Cadaw Shisheeye Oo Nabada Diidan”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee booliska Soomaaliya ayaa sheegay in dalkaan uu ku soo duulay Cadaw Shisheeye.

Waxa uu sheegay in dadka dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya ay yihiin dad dalalkooda u diiday dhibaato iyo burbur laakin la soo aaday dhanka Soomaaliya.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar