» DHAGEYSO:Cabdi Qeybdiid oo Kashifay Sababtii Ciidamada Imaaraadku Tababarray u weeraray Gurigiisa?
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Cabdi Qeybdiid oo Kashifay Sababtii Ciidamada Imaaraadku Tababarray u weeraray Gurigiisa?

Sanator Qeybdiid ayaa sheegay in Guddigii uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ee arintaasi in ay baaran loo magacaabay aysan muddo 3-bilood ku siman aysan wax jawaab ah ka bixin.

Sidoo kale waxa uu sheegay in lagu wargaliyey sababta Ciidamada Imaaraadka Carabta ay tababareen usoo Weerareen gurigiisa ay aheyd in lasoo siiyay warbixin la xiriirta in ninkii abaabulay Qaraxii Zoobe uu ku sugan yahay Guriga Sanator Cabdi qaybdiid.

Waxaa Kale oo uu xusay in amarkii lagu Weeraray Hoygiisa uu bixiyay Taliska Ciidamada Hay’adda Nabad-Sugida Iyo sirdoonka Qaranka ee Nisa.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar