» DHAGEYSO:Magacyada 11 Xildhibaan Oo Codsaday in Dib loo Dhigo Arrinta DP World?
Monday, June 18th, 2018

DHAGEYSO:Magacyada 11 Xildhibaan Oo Codsaday in Dib loo Dhigo Arrinta DP World?

Ilaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa codsaday dib-u-dhigista arrinta DP World iyo in xukuumadda looga dambeeyo.

 Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo ka hor hadlay Golaha Shacabka ayaa sheegay in warbaahinta caalamka, tan gudaha iyo baraha bulshada intaba qabsadeen heshiiska DP World ee la xiriira heshiiska ay la galayaan dekadaha Soomaalida.

Maxamed Cumar Carte Qaalib

Cabdi raxmaan Ibbi

Maxamed Ibraahi Cabdi (Diyeeshe)

Axmed Maxamed Jaamac

Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne)

Huda Axmed Cali

Faadumo Xasan Cali

Aamino Sheekh Cusmaan

Faadumo Ismaaciil Xuseen

Aamino Sheekh Cusmaan

Cali Maxamed

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar