» DHAGEYSO:Donald Trump oo Ka Hadlay Waxii ka Yaabiyay ee uu ku Arkay Kim Jong Un iyo Wareysi Lagu Turjumay AF-Soomaali
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Donald Trump oo Ka Hadlay Waxii ka Yaabiyay ee uu ku Arkay Kim Jong Un iyo Wareysi Lagu Turjumay AF-Soomaali

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday dalka Singapore ka dib kullan ay halkaasi ku yeesheen.

Dhinaca kale, Kullankaa kadib ayaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu wareysi gaar ah siiyay Greta Van Susteren oo la shaqeysa idaacadda VOA-a Kaas oo ka Sheekeyay Waxii uu ka  Yaabiyay ee uu ku Arkay Kim Jong Un !!

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar