» DHEGEYSO:Abiy Ahmed oo Shaaciyay Halka Ay Degayaan Ciidamada Badda Ee Ethiopia?
Tuesday, June 19th, 2018

DHEGEYSO:Abiy Ahmed oo Shaaciyay Halka Ay Degayaan Ciidamada Badda Ee Ethiopia?

Dalka aan badda lahayn ee Itoobiya ayaa Qorsheeynaysa inay dhisato ciidamo xooggan oo dhanka badda sida uu ka dhawaajiyay Raysal Wasaaraha Itoobiya ee Abiy Ahmed.

codka Wasiirka 1-aad ee Itoobiya oo arrintaa ka hadlaya, isagoo si cad u sheegay in ciidamadooda baddu ay saldhigan doonaan mid ka mid ah dalalka deriska ah, iyadoo ay soo geleeyso dalalka deriska ah Somalia weliba tahay dalka ugu badda dheer ee weliba dayacan.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar