» DHAGEYSO:Madaxweyne Trump oo Wareysi Siiyey VOA oo Lagu Turjumay AF-Soomaali?
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Madaxweyne Trump oo Wareysi Siiyey VOA oo Lagu Turjumay AF-Soomaali?

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday dalka Singapore ka dib kullan ay halkaasi ku yeesheen.

Heshiiskan taariikhiga ah ayuu hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu ku sheegay inay ka go’an tahay inuu baabi’iyo barnaamijka Nukliyeerka ee dalkiisa, halka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump-na uu Kuuriyada Waqooyi siiyay damaanad qaad nabadgelyo.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar