» DHAGEYSO:Kooxda Al-shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Qabiilka Ninkii isku Qarxiyey..
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Kooxda Al-shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Qabiilka Ninkii isku Qarxiyey..

Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta waxay ku shacisay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo dagaalyahan kooxdaas ka tirsanaa oo maalmo ka hor isku qarxiyey xero ku taalla degaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Idaacadda Andalus ee ku hadasha codka al-shabaab ayaa sheegtay in weerarkaas uu fuliyey dagaalyahan lagu magacaabi jiray Yuusuf Cumar Cali (Foorto) kaasoo ahaa nin 24 sano jir ah oo ka dhashay beesha Wacdaan Cusmaan.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar