» DHAGEYSO:Xiisad Caawa ka Taagan Magaalada Cadaado iyo Wasiir Taageersan Xaaf oo Ciidamo badan …
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Xiisad Caawa ka Taagan Magaalada Cadaado iyo Wasiir Taageersan Xaaf oo Ciidamo badan …

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xiisad ay caawa halkaasi ka jirto, waxaana afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada ee kutaala magaaladaasi isku hor fadhiya ciidamo iska soo horjeeda.

Sida aan Wararka ku heleyno Wasiirka Maaliyada Maamulka Galmudug oo ciidamo taabacsan maalmihii lasoo dhaafay u xirneyd Xarunta Madaxtooyada ayaa maanta mar uu kasoo laabtay magaalada dhuuso Mareeb loo diiday in uu galo xarunta.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar