» DHAGEYSO:Caasho Xaaji oo Iska Soo Tuurtay Guri Dabaq Ah oo Ku Yaala Dalka..
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Caasho Xaaji oo Iska Soo Tuurtay Guri Dabaq Ah oo Ku Yaala Dalka..

Caasho Xaaji oo Soomaali Mareykan ah ayaa iska tuurtay Dabaqa 2aad ee Guriga ay ka deggan tahay Magaalada Burlington ee Dalka Mareykanka.

Xubnaha kale ee Qoyska oo qaarkood Guriga ku sugnaa ayaa markii uu dabka kacay iskula hadlay Af Soomaali,waxaa la waayay mid ka mid ah xubnaha Qoyska,waxaana ay Caasho dhaawaceeda ka sokow ka wal walsaneyd wiilkeeda weyn.

Booliska degaanka ayaa sheegaya in sababta dabkan kicisay aan wali lahayn, hayeeshee ay baaritaan ku hayaan waxa sababay dabkaas.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar