» DHAGEYSO:Wiil uu Dhalay Amiirka Imaaraadka oo iska Dhiibay Dalka Qatar?
Monday, June 18th, 2018

DHAGEYSO:Wiil uu Dhalay Amiirka Imaaraadka oo iska Dhiibay Dalka Qatar?

Wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa qoray in Wiil uu dhalay Amiirka Imaaradda Al-Fujayra ee dalka Imaaraadka Carabtu  uu magan gelyo siyaasadeed waydiistay Qatar, codsigiisana sii mariyey safaaradda Qatar ku leedahay London.

Xogo laga helayo dad u dhawdhaw Amiirka goostay oo magaciisa la yidhaa Sheekh Raashid Bin Xamad Al-Sharqi, iyo sida oo kale xogo diblomaasiyadeed oo wargaysku ku sheegay kuwo heer sare ah, ayaa waxay sheegeen Amiirka goostay oo 31 jir ahi inuu u duulay magaalo madaxda Qatar ee Dooxa saddex todobaad ka hor.

 

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar