» DHAGEYSO:Madaxweyne Xaaf  oo Shaaciyay Cida ka Danbeysa Khilaafka Sii kala Fogeeyay Madaxda Galmudug?
Monday, June 18th, 2018

DHAGEYSO:Madaxweyne Xaaf  oo Shaaciyay Cida ka Danbeysa Khilaafka Sii kala Fogeeyay Madaxda Galmudug?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa dowladda Federaalka uga digay inay farageliso Maamulkiisa.

Xaaf ayaa sheegay in Galmudug iyo Ahlusuna ay midoobeen ayna hal maamul isku yihiin isagoo saxay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia ee ahaa inay wada arkeen Ahlusuna iyo Galmudug.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar