» DHAGEYSO:Ethiopia iyo Imaaradka oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Ethiopia iyo Imaaradka oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday?

Dalalka Ethiopia iyo Imaaradka ayaa dhawaan kala saxiixday heshiisyo dhinaca dhaqaalaha iyo ganacsiga, kuwaasi oo saamayn ku yeeelan kara dalalka Geeska Africa. Hadaba Caasha Ibaraahim Aden ayaa arrintaasi ka waraysatay Xasan Aaden Hoosow oo ah la taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee gobolka Alberta ee dalka Canada.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar