» DHAGEYSO:Axmed Madoobe”Madaxda Dowladda Farmaajo Waxa Ay Weli Ku Jiraan Olole Ay Markale Kursiga Ugu Soo Noqon Lahaayeen”
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Axmed Madoobe”Madaxda Dowladda Farmaajo Waxa Ay Weli Ku Jiraan Olole Ay Markale Kursiga Ugu Soo Noqon Lahaayeen”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah dib ugu laabtay Magaalada kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland kadib howlo shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar