» DHAGEYSO:Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka Farmaajo oo Dhaawac loogu Geystay Nairobi?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka Farmaajo oo Dhaawac loogu Geystay Nairobi?

Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Magaaladda Nairobi, ka dib, markii ay jir dileen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya.

Mudanaha oo ay walaalo ahaayeen Wasiirkii la dilay ee Cabaas Shiikh Maxamuud Siraaji ayaa waaberigii shalay Isbitaalka la dhigay ka dib dhaawacyo ka soo gaaray jirdilka oo habeen hore loo geystay.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar