» DHAGEYSO:Gudoomiye Maxamed Mursal oo Ku Wajahan Magaaladda Baydhabo?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Gudoomiye Maxamed Mursal oo Ku Wajahan Magaaladda Baydhabo?

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa maanta safar ku tagaya Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaas oo ay ku shirsan yihiin Golaha iskaashiga Dowladd Goboleedyadda.

Gudoomiyaha ayaa la sheegay in Magaaladda Baydhabo uu u tagayo siduu ula kulmi lahaa Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Madaxda maamul goboleedyadda ayaa la sheegay in wax shir ah aysan yeelanin maalintii shalay aheyd,waxayna ka aqbeleen dowladda Dhexe ee Soomaaliya in ay dib u dhigaan Warmurtiyeedka shirka, kadib markii lagu qanciyay in lagala hadlayo tabashooyinkooda.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar