» DHAGEYSO:Warar Dheeraad ah oo ka soo Baxaya colaada ka Taagan Deegaanka Tukaraq?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Warar Dheeraad ah oo ka soo Baxaya colaada ka Taagan Deegaanka Tukaraq?

Waxaa wali soconaya dagaalka qaraar ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u dhaxeeya ciidamada Puntalnd iyo Soomaaliland.

Dagaalka oo maalmihii ugu dambeeyay ka soconayay deegaanka ayaa ahaa dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka culus iyo mid fudud.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar