» DHAGEYSO:Puntland iyo Somaliland oo War Cusub kasoo saartay Dagaalka Dib uga Qarxay Deegaanka Tukaraq?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Puntland iyo Somaliland oo War Cusub kasoo saartay Dagaalka Dib uga Qarxay Deegaanka Tukaraq?

Maamulka Puntland ayaa  ku eedeeyay maamulka Somaliland in uu masuul ka tahay dagaalka saakay dib uga qarxay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxa ayna puntland sheegtay in ciidanka Somaliland saakay mar kale weerar kusoo qaadeen.

Waxaa saakay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool mar kale ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar