» DHAGEYSO:Safaaradda Mareykanka oo si Rasmi ah looga furay Qudus?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Safaaradda Mareykanka oo si Rasmi ah looga furay Qudus?

Dowladd Mareykanka ayaa si rasmi ah safaaraddeda uga soo rartay magaalada Tel Aviv, una guurisay magaalada Qudus maanta, in kasta oo 37 Falastiiniyiin ah lagu dilay, boqolaal kalena lagu dhaawacay rabshado ka dhacay xadka Gaza.

Meel wax ka yar 100 KM u jirta halka ay rabshadaha ka dhaceen, saraakiisha Mareykanka iyo kuwa Israel ayaa isugu soo ururay magaalada Qudus, halkaasi oo safaaradda si rasmi ah looga furay.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar