» DHAGEYSO:Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo War Cusub Soosaaray iyo Xogtii Ugu Dambeysay
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo War Cusub Soosaaray iyo Xogtii Ugu Dambeysay

Hogaamiyaasha maamul goboleedyada dalka ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed waxaa ugu furmay shir ay ugu Hadlayaan xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo iyo arimo kale.

C/wali Gaas ayaa sheegay In Madaxda Dowladda Soomaaliya ay waqti badan ku bixiyaan baraha Bulshadda,taasina ay sii kordhin doonta Xumaanta, iyo naceybta dowladnimo.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar