» DHAGEYSO:Xasan Cali Kheyre Oo Shuruud Ku Xiray Bixinta Lacag Loogu Tala Galay Dhameystirka Dastuurka
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Xasan Cali Kheyre Oo Shuruud Ku Xiray Bixinta Lacag Loogu Tala Galay Dhameystirka Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ka hadlayay dhameystirka dastuurka dalka ayaa sheegay in Dastuurka oo dhameystiran laga doonayo in looga tago Jiilka hadda soo koraayo oo u ula jeedo dhalinayarada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhameystirka Dastuurka dalka ku bixin doonto lacag dhan 3 Milyan oo Dollar balse uu shuruud ku xiray.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar