» DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo Ka Hadlay Ujeedka Shirka Maamul Gobaleedyada iyo Khilaafka Kala Dhaxeyo Dowladda Farmaajo?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo Ka Hadlay Ujeedka Shirka Maamul Gobaleedyada iyo Khilaafka Kala Dhaxeyo Dowladda Farmaajo?

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo oo lagu qabanayo wajiga labaad ee Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ayaa ka hadlay qorshaha shirka iyo wararka sheegaya in shirkaan uu yahay mid dhibaato ku ah Dowladnimadda Soomaaliya.

Axmed ayaa sheegay in magaaladda Baydhabo ay u tageen ka qayb galka wajiga labaad ee shirka Dowlad Goboleedyada dalka isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in shirkan ay wax wanaagsan kasoo baxaan oo umadda u dan ah.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar