» DHAGEYSO:Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Farmaajo iyo Maamul Gobaleedyada.
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Farmaajo iyo Maamul Gobaleedyada.

Geelle Maxamed Aadan oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland, sidoo kale ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada Soomaaliya,gaar ahaan Jubbaland.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar