» DHAGEYSO:C/weli Muudey oo Sheegay in Magaca Dowladda uusan aheyn Nabad iyo Nolol?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:C/weli Muudey oo Sheegay in Magaca Dowladda uusan aheyn Nabad iyo Nolol?

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa ka hadlay hal heyska dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ee Nabad iyo Nolol.

Waxa uu sheegay Gudoomiye kuxigeenka Golaha Shacabka in magaca dowlada uusan aheyn Nabad iyo Nolol, waxa uuna tilmaamay in magaca dowladda ay tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar