» DHAGYSO:Ciidamada Jubbaland Oo Xabsiga Dhigay Gabar Facebook Ku Taageertay Dowladda Farmaajo?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGYSO:Ciidamada Jubbaland Oo Xabsiga Dhigay Gabar Facebook Ku Taageertay Dowladda Farmaajo?

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay xasbiga dhigeyn Gabar ka mid ah Dadka ku nool Magalada Kismaayo taas oo iyada oo kismaayo ku sugan dad soo dhigay facebook Erayo ay ku taageerayeen Dowladda Soomaaliya ay ka dhiibatay aragteeda qaarkoodna ay share gareysay oo ay asxaabteeda kale la wadaagtay.

Gabadhas oo lagu Magacaabo Sahro Maxamed Yuusuf ayaa mudo saddex maalin ah u xiran Maamulka Jubbaland balse maanta la ogaaday.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar