» DHAGEYSO:Dowladda Qatar oo soo Saartay War Cusub oo ku Saabsan Somalia?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Dowladda Qatar oo soo Saartay War Cusub oo ku Saabsan Somalia?

Dowladda Qatar ayaa sheegtay in taageero dhanka amniga ah ay siineyso dalalka Soomaaliya iyo Afganistaan, oo maal mahii ugu danbeeyay ay ka dhacayeen qaraxyo kala duwan.

Qatar ayaa sheegtay kaddib markii qaraxyo ka dhacay labada dal ay dad badan ku dhinteen, waxii xiligaa ka danbeeyay dowladda Qatar ayaa go’aansatay iney taageero kala duwan siin doonto dalalkaasi.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar