» DHAGEYSO:Muuse Biixi: “ Soomaaliya waxaa ka Taliyo Wiil yar Waana aqbalnay Dagaalka uu ku Baaqay”
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Muuse Biixi: “ Soomaaliya waxaa ka Taliyo Wiil yar Waana aqbalnay Dagaalka uu ku Baaqay”

Muuse Biixi Cabdi ayaa Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ku tilmaamay wiil yar oo ka taliya Xamar,waxaana uu sheegay in Somaliland ay aqbashay sida uu yiri dagalka ay ku baaqday Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul ugu jawaabay hadalkii dhawaan ka soo yeeray ra’iisul wasaaraha Soomaaliya eek u wajahnaa heshiiska Dekadda Berbera.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar