» DHAGEYSO:Madaxtooyada Soomaaliya oo ka Fekareysa Go’aanka ay ka Qaadan lahayd Heshiiskii Berbara?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Madaxtooyada Soomaaliya oo ka Fekareysa Go’aanka ay ka Qaadan lahayd Heshiiskii Berbara?

Wixii ka dambeeyay heshiiskii saddex Geesoodka ahaa ee ka dhacay 1-dii Bishaan March magaalada Abuu Dubai Dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdisho iyo Guud ahaan Soomaaliya Waxaa ka taagan hadal heyn siyaasadeed iyo kulamo arintaan ku saabsan.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa 4-tii maalmood ee la soo dhaafay Waxaa ka soconaya kulamo wada tashi ah oo ku saabsan heshiiska Berbara ee xiisadda Siyaasadeed ka dhax abuurtay Soomaaliya Itoobiya iyo Imaaraadka.

 

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar