» DHAGEYSO:Farmaajo Qaatay Go,aan Halis ah Oo aysan ku Dhiiranin Madaxdii Hore ee Soomaaliya Soomaray?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO:Farmaajo Qaatay Go,aan Halis ah Oo aysan ku Dhiiranin Madaxdii Hore ee Soomaaliya Soomaray?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday iney go’aano adag ka qaadato Dowladaha ay u aragto iney qatar ku yihiin danaheeda horumarineed iyo mid Amni.

Waxaa hadda jira Xiisad dhanka diblomaasiyadda oo Soomaaliya kala dhaxeyso Imaaraadka Carabta oo ka soo bilaabatay go’aankii dhex dhexaadnimada ee Dowladda Soomaaliya ka qaadatay go’doomintii Dowladda Qatar ee Arrimaha Khaliifka.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar