» DHAGEYSO:Ciidamo Boobay Xeradii Imaaraadka Carabta ee Muqdisho?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO:Ciidamo Boobay Xeradii Imaaraadka Carabta ee Muqdisho?

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon karo Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta ay tababareen ayaa boobay agab yaalay Xarunta Tababarka Jeneraal Gordon Degmadda Hodan ee Magaaladda muqdisho.

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay qaateen Agab Ciidan, qalab lagu tababarto iyo Gaadiid ay lahaayeen Saraakiisha Imaaraadka ee ku sugnaa Xarunta.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar