» DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo War kasoo Saartay Khilaafka kala Dhaxeeya Imaaraatka?
Tuesday, June 19th, 2018

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo War kasoo Saartay Khilaafka kala Dhaxeeya Imaaraatka?

War Saxaafadeed ku qoran afka Ingiriiska oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka ka dhax aloosan Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka.

Dhinaca kalle Wakaalada wararka u faafisa Imaaraadka Carabta  ee WAM ayaa shaacisay in dowlada Imaaraatka ay joojisay tababaradii iyo taageeradii ay siinayeen ciidanka kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka Puntland .

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar