» DHAGEYSO: Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in Dowlada Imaaraadka ay ka Maseersan tahay Turkiga
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO: Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in Dowlada Imaaraadka ay ka Maseersan tahay Turkiga

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indho Cadde” ayaa kaga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar