» DHAGEYSO:Imaaraadka oo Saanad Ciidan looga Reebay Boosaaso?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO:Imaaraadka oo Saanad Ciidan looga Reebay Boosaaso?

Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaso Waxaa Saacado ku Xanibnaa Diyaarad la sheegay iney leedahay Dowladda Imaaraadka, Taas oo Saraakiisheedi Ka la baxaysay Deegaanada Puntland.

Saraakiishii iyo sidoo shaqaalihii la socday diyaaradda Imaaraadka ayaa la sheegay in baaritaan la marsiiyay halka markii hore aysan sidaas dhici jirin.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar