» DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya Oo Maanta La Wareegeysa Ciidamada Uu Tababaray Imaaraadka?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya Oo Maanta La Wareegeysa Ciidamada Uu Tababaray Imaaraadka?

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in maalinta khamiista ah 12-ka april wasaaradda ay la wareegayso dhmaan ciidamadda imaaraadka Carabta ay tababareen,islamarkaana ay dowladda Soomaliya bixin doonto wixii mushaaraad ah.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar