» DHAGEYSO Warbixin:Waayihii Jawaari iyo Wareerkii Mooshinka?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO Warbixin:Waayihii Jawaari iyo Wareerkii Mooshinka?

Warbixintaan waxaan ku eegaynaa waayihii siyaasadeed ee Guddoomiyihii Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Jawareerkii ka dhashay mooshinkii soo taagnaa maalmihii la soo dhaafay.

Sidoo kale Warbixintaan waxaan kaga hadleynaa Isbadalkii ka muuqday shalay markii uu khudbada ka jeedinayay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Guddoomiyaha iscasilay ee Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Warbixintaan Waxaa diyaariya soona jeedinaya Xuseen Cabdulle Maxamed

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar