» DHAGEYSO:Waa Maxay Sababta Loo baajiyay Kulankii Jawaari uu kula Hadli lahaa Xildhibaanada?
Sunday, April 22nd, 2018

DHAGEYSO:Waa Maxay Sababta Loo baajiyay Kulankii Jawaari uu kula Hadli lahaa Xildhibaanada?

Waxaa maanta lagu waday in xarunta Golaha Shacabka ku shiraan Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlkamaanka Soomaaliya, kulankan ayaana ajandihiisu la filayay in uu noqdo  hadal jeedinta Gudoomiyihii is casilay ee Jawaari.

DHAGEYSO Waayihii Jawaari iyo Wareerkii Mooshinka?

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar