» DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo ka socda Madaxtooyada kadib is casilaadii Jawaari?
Monday, June 18th, 2018

DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo ka socda Madaxtooyada kadib is casilaadii Jawaari?

Wararka aan ka heleyno Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in xiligan kulamo kala duwan oo xasaasi ah ka socdaan Vilal Soomaaliya, kulamadan ayaana xoogooda looga hadlayaa is casilaada Jawaari.

Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ka socdaan kulamo looga hadlayo is casilaada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari iyo tilaabooyinka xiga ee dowlada qaadeyso.

DHAGEYSO:Maxaa Ka jira In Gudoomiye Jawaari Lacag La Siiyay Si uu Isku Casilo?

Waa kuma Jawaari?

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar