» DHAGEYSO:Maxaa Ka jira In Gudoomiye Jawaari Lacag La Siiyay Si uu Isku Casilo?
Saturday, April 21st, 2018

DHAGEYSO:Maxaa Ka jira In Gudoomiye Jawaari Lacag La Siiyay Si uu Isku Casilo?

Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ah Golaha aqalka sare ee dalka ayaa ka hadlay iscasilaada Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari.

Waxa uu sheegay in Jawaari uu qaatay  go’aan odaynimo,islamarkaana uu dadka iyo dalka-ba u fududeeyay,wuxuuna meesha ka saaray wararka ku aadan in  lacag la siiyay si uu isku casilo.

 

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar