» DHAGEYSO:Kooxda Al-Shabaab oo Qeybo ka Mid ah Muqdisho ka Mamnuucay Ciyaarista Kubadda Cagta?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Kooxda Al-Shabaab oo Qeybo ka Mid ah Muqdisho ka Mamnuucay Ciyaarista Kubadda Cagta?

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa soo saaray amar ay qeyba ka mid ah degmooyinka gobalka Banaadir uga mamnuucayn Ciyaarsita kubadda Cagta.

Milkiiliyaasha garoomada iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka ee xaafadaha waqooyi ee gobalka Banaadir ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in amar kaan lala wadaagay dadka iskaleh Garoomada Salaxa ee lagu Ciyaaro kubadda Cagta kuwaas oo dhaqan geliyay amarkii Al-Shabaab ee soo baxay maalmo ka hor.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar