» DHAGEYSO:Kooxda Shabaab oo Baahiyay Magaca Ismiidaamiyihii Saldhigga Imaaraatka Ee Afgooye?
Sunday, May 27th, 2018

DHAGEYSO:Kooxda Shabaab oo Baahiyay Magaca Ismiidaamiyihii Saldhigga Imaaraatka Ee Afgooye?

Warbaahinta Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa laga baahiyay magaca Ninkii fuliyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee 2-dii bishaan ka dhacay Saldhig Ciidamada Dowladda Soomaliya ay ku leeyihiin Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, islamarkaana ay gacanta ku hayso Dowladda Imaaraadka Carabta.

Aadan Cali Ukumey oo sidoo kale loo yaqaano (Qalinle iyo Baariyow) kana dhashay Beesha Hubeyr gaar ahaan reer Wanjele, ayay shabaab sheegeen in uu ahaa shaqsigii fuliyay ismiidaaminta.

Wuxuu ahaa dagaalame 26-sano jir ahaa oo ku dhashay degmada Qansaxdheere ee  gobolka Baay.

Facebook Comments

Contact Us More Info Warsimanteam@gmail.com Nagala Soco Youtube Channel -

Fadlan Subscribe saar